Raadso
waxkaacaawiya xalinta dhibaatooyinka sharciga.
Qareenada taageerada waxeey si
sharci ah ucaawiyan oo dhabaatooyinkooda xaliyaan dadka dhaqaalahoodu hooseeyo.
Qareenada taageerada waxeey
kalyantiga dhibaateeysan uhayaan shaqaale ka caawinaya baahidooda oo bilaash ah.
Qareenada taageerada waxeey
kuu diyaariyeen turjibaan bilaash ah oo kaacaawinayo arimahaaga haddii eey
waxjiraan.
Waxa yaabah aay qabato
qareenada taageeradu:
Dhibaatada kadhacda guriga:
markeey maxkamada codsi ku bixiso in qooyska laga kaxeeyo qofkii dhibaatada
keenay, isfuritaan, caruurtalaga qaato, xadgudub lagu sameeyo ama ladayaco.
Sooshaal sakuuradka/ Lacagta
dadweeynaha: haddii laguu diido lacagta dadka waaweeyn, kaarka caafimaadkaee
welferta, lacagta raashinka lagu gato, guud ahaan TANF.
Immigration/
Laanta socdaalka: Arjiga qooyska, dhalasho siinta dadka waa weeyn, dhalashada
caruurta, iyo arimaha masaafurinta.
Guryeynta:
guryaha dad weeyna iyo HUD arimaha ka kabitaantaka guryaha dowlada;iyo
xaaladaha hantida faqiirada.
Maxkamadadowlada
hoose ee kansasCity: waxeey kuu qabanyan wakiil kaa difaaca haddii lagugu
xukumi lahaa xabsi.
Xaladaha
kale: mowduucyada dadka aan wadanka udhalanin
ee beeraleeyda ah, ilaaliyayaasha iyo noocyo kale oo badan – naweeydii
haddii aan kaacaawinkarno.
Waxyaalaha
eeysan qareenada taageeradu qabnin:
Dhaawaca shaqsiga gaara, shilka baarburka, ama xanuunka kasaoo gaara
shaqada, ama difaaca dalbiilaha, guud ahaanba isfuritaanka, haddii uusan
kusaleeysneyn dhibaatada guriga.
Sidaad
u wici laheeyd xafiiska kuugu dhow ee qareenada taageerada:
Wixii kusaabsan arimaha Imaagareeyshanada Masuuri ama kansas (816)474-9868.
dhamaan mowduucyada kale wac taleefoonada hoos ku qoran.
Nawaaxiga kansas City wac
(816) 474-6750.
Nawaaxiga St. Joseph, wac
(800)892-2101.
Nawaaxiga Joplin wac
(800)492-7095.
Nawaaxiga Warrensburg wac
(800)892-2943.
Markaad soo wacdo:
Usheeg qofka kaa qabto taleefanka inaad ubaahan tahay turjubaan, una sheeg
luuqada aad ku hadasho. Haddii eey
kucaawin karaan oo aad taqaano Ingiriiska isla markaasba usheego arimahaaga.
Hadii eey nooshegan inaad ubaahantahay turjubaan iyo luuqada aad kuhadasho
qareenada taageerada ayaa kuu keeni turjuban kusoo waca.
[Turjubaanka isbaanishka. Qareenada taageerada shaqaalahooda yaa kamida dadku hadla isbaanishka,
marka usheeg qofka taleefanka kaaqabta inaad ku hadsho Isbaanish]