Legal Services of Missouri Member Login Legal Services of Missouri Member Logoff Legal Services of Missouri Legal Services of Missouri






Somali Brochure

Raadso waxkaacaawiya xalinta dhibaatooyinka sharciga.

 

Qareenada taageerada waxeey si sharci ah ucaawiyan oo dhabaatooyinkooda xaliyaan dadka dhaqaalahoodu hooseeyo.

Qareenada taageerada waxeey kalyantiga dhibaateeysan uhayaan shaqaale ka caawinaya baahidooda oo bilaash ah.

 

Qareenada taageerada waxeey kuu diyaariyeen turjibaan bilaash ah oo kaacaawinayo arimahaaga haddii eey waxjiraan.

 

Waxa yaabah aay qabato qareenada taageeradu:

Dhibaatada kadhacda guriga: markeey maxkamada codsi ku bixiso in qooyska laga kaxeeyo qofkii dhibaatada keenay, isfuritaan, caruurtalaga qaato, xadgudub lagu sameeyo ama ladayaco.

 

Sooshaal sakuuradka/ Lacagta dadweeynaha: haddii laguu diido lacagta dadka waaweeyn, kaarka caafimaadkaee welferta, lacagta raashinka lagu gato, guud ahaan TANF.

Immigration/ Laanta socdaalka: Arjiga qooyska, dhalasho siinta dadka waa weeyn, dhalashada caruurta, iyo arimaha masaafurinta.

 

Guryeynta: guryaha dad weeyna iyo HUD arimaha ka kabitaantaka guryaha dowlada;iyo xaaladaha hantida faqiirada.

 

Maxkamadadowlada hoose ee kansasCity: waxeey kuu qabanyan wakiil kaa difaaca haddii lagugu xukumi lahaa xabsi.

Xaladaha kale: mowduucyada dadka aan wadanka udhalanin  ee beeraleeyda ah, ilaaliyayaasha iyo noocyo kale oo badan – naweeydii haddii aan    kaacaawinkarno.

 

Waxyaalaha eeysan qareenada taageeradu qabnin:

Dhaawaca shaqsiga gaara, shilka baarburka, ama xanuunka kasaoo gaara shaqada, ama difaaca dalbiilaha, guud ahaanba isfuritaanka, haddii uusan kusaleeysneyn dhibaatada guriga.

Sidaad u wici laheeyd xafiiska kuugu dhow ee qareenada taageerada:

 

Wixii kusaabsan arimaha Imaagareeyshanada Masuuri ama kansas (816)474-9868. dhamaan mowduucyada kale wac taleefoonada hoos ku qoran.

 

Nawaaxiga kansas City wac

(816) 474-6750.

Nawaaxiga St. Joseph, wac

(800)892-2101.

Nawaaxiga Joplin wac

(800)492-7095.

Nawaaxiga Warrensburg wac

(800)892-2943.

 

Markaad soo wacdo:

Usheeg qofka kaa qabto taleefanka inaad ubaahan tahay turjubaan, una sheeg luuqada aad ku hadasho. Haddii  eey kucaawin karaan oo aad taqaano Ingiriiska isla markaasba usheego arimahaaga. Hadii eey nooshegan inaad ubaahantahay turjubaan iyo luuqada aad kuhadasho qareenada taageerada ayaa kuu keeni turjuban kusoo waca.

 

[Turjubaanka isbaanishka. Qareenada taageerada  shaqaalahooda yaa kamida dadku hadla isbaanishka, marka usheeg qofka taleefanka kaaqabta inaad ku hadsho Isbaanish]

Legal Services Corporation This web site was made possible by support of the Legal Services Corporation.

Note: Use of this site is subject to the 'Terms of Use', 'Privacy', and 'Legal Disclaimer' policies.


Home | Contact Us | About Us | FAQ
Terms of Use | Privacy Policy | Legal Disclaimer | Printable Page
Spanish | Arabic | Somali | Swahili | Vietnamese
 Copyright Copyright Symbol 2002-2009 Legal Services of Southern Missouri™.
(Phone) (417) 881-1397 | (Fax) (417) 881-2159